Madaxweynaha DDS Mudane Mustafe Muxumed Cumar ayaa booqasho laba maalmood ku tagi Nairobi oo nasasho ah.
Maalinta Arbacada ah ayaa wafdi uu hogaamin madaxweynaha uu ka mid yahay gudoomiyaha XDSHSI ahna wasiirka maaliyada iyo iskaashiga caalamiga ee Itoobiya mudane Axmed shide Maxamed ayaa xarunta maamulka deegaanka ee Caasimada DDS ku soo wajahan.
Madaxweynaha iyo gudoomiyaha Xisbga ayaa si wada jir ah shacabka deegaanka ugu soo bandhigi doonaan xiliga laqaban doono shirweynaha xisbiga iyo gudiga qaban qaabada shirka xisbiga.
Ugu dambeyntii, labada mas’uul ayaa is afgarad ku xaliyay khilaafkii yaraa soo kala dhaxgalay