Hargeysa (SRTVLIVE) 07/02/2019 Shirkii golaha Wasiiradda Somaliland ayaa maanta warbixin lagaga dhegaystay Qaar Kamida Wasaaraddaha. Shirkan golaha wasiirada waxa shirgudoominayey madaxweyne Muuse Biixi, waxaana ku wehelinayey madaxweyne ku xigeenka Saylici, waxaana warbiximo lagaga dhegeystay wasaaradaha Qorsheynta iyo horumarinta Qaranka Iyo Xannaanada Xoolaha & horumarinta Kalluumaysiga oo qorshe hawleedkooda ku soo bandhigay golaha. Ugu horrayn waxa
Muqdisho (SRTVLIVE) 07/02/2019 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta ka qayb galay xiritaanka Shir Sanadeedka Garsoorka Soomaaliya oo shalay ka furmay magaalada Muqdisho. Madaxweynaha oo munaasabadda hadal ka jeediyey ayaa sheegay in Dowladda Federaalku ay qaadday tallaabooyin muhiim u ah dhismaha garsoor hufan, madaxbannaan isla markaana lagu kalsoon yahay, welina ay
Muqdisho (SRTVLIVE) 02/02/2019 Wasiirka Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta xukuumadda Soomaalya Eng. Cabdi Canshuur Xasan ayaa sheegay in sanadkaan bilaawga ah ee 2019’ka ay soo dhameysiri doonan dhamaan adeegyada Boostada ee dalka. Wasiir ayaa sheegay in deymo badan oo dhanka Boostada ah lagau leeyahay dowladda Soomaaliya ugu horeyna ay ku dedaali doonaan sidii deymahaasi ay u
Kenya (SRTVLIVE) 30/01/2019 NAIROBI (SRTVLIVE) 30/01/2019 Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya oo safar ku jooga magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa kulan uu la qaatay madaxweyne Uhuru Kenyatta waxaa ay ka wada hadleen sidii labada dalka Soomaaliya iyo Kenya isaga kaashan lahaayeen dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab. Ra’iisul wasaaraha oo madaxwayne Kenyatta u muujiyay sida ay
Mareykanka (SRTVLIVE) 26/01/2019 Madaxweynaha dalka Marekanka ,Donald Trump ayaa saxiixay heshiis oggaalanaya in dib loo furo shaqadii dowladda Marekanka oo muddo hakad ku jirtay. Heshiiskan oo uu saxiixay Trump , habeenimadii xalay waa mid kumeel-gaar ah kaa oo oggaalanaya in muddo saddex toddobaad ah dib loo furo howlihii shaqo ee dowladda,waxaana tallaabadan ay fursad u
Addisababa (SRTVLIVE) 23/01/2019 Bereket Simon ayaa horay xilal kaladuwan usoo qabtay Itoobiya wixii faahfaahin kala soco Boga www.srtvlive.net
Nairobi (SRTVLIVE) 19/01/2019 Ilaa Shan ruux oo u badnaa Taksiilayaal la sheegay in ay xiriir la lahaayeen kooxdii weerartay Talaadadii aynu soo dhaafnay Hotelka DusitD2 ayaa ka soo muuqday maxkamad. Mid ka mid ah shanta ruux oo heysta dhalashada Canada ayaa la sheegay in uu xiriir la lahaa kooxdii weerarka fulisay, waxaana magaciisa lagu sheegay
Addisababa (SRTVLIVE) 18/01/2019 Baarlamaanka dalka Itoobiya ayaa ansixiyay hindise sharciyeed u ogolaanayo qaxootiga ku nool dalkaasi inay helaan xuquuq dheeri ah. Waxyaabaha ku xusan hindise-sharciyeedka waxaa kamid in dad qaxootiga ee ku nool xeryaha qaxootiga inay xaq u leeyihiin in dalkaasi laga shaqaaleysiiyo iyo in carruurtooda ay wax ka bartan Iskuulada dowladda. Hindise Sharciyeedka ayaa
Addisababa (SRTVLIVE) 17/01/2019 Dowladda Itoobiya ayaa Arbacadii Shalay ahayd sheegtay in ay dagaal kula jirto kooxo Hubeysan oo ay ku tilmaantay cadaw lid ku ah ammaanka, kuwaas oo qalalaasa ka wada Galbeedka Gobolka Oromiya. Dowladda ayaa meesha ka saartay eedeymo kaga yimid mid ka mid ah shanta garab ee Jabhadda OLF, iyagoo xukuumadda ku eedeeyay
Muqdisho (SRTVLIVE) 17/01/2019 Dowlada Qatar ayaa Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ku wareejisay 68 Gadiid dagaal ah, kuwaasi oo Dowladda Qatar ay ugu talagashay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya. Munaasabad kooban oo lagu qabtay gudaha Dekedda Muqdisho ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiirka gaashandhigga Xukumadda Soomaaliya Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Safiirrada Qatar iyo Turkiga iyo Saraakiil
Baydhabo (SRTVLIVE) 17/01/2019 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, oo kulamo wadatashi ah kula qaatay Magaalada Baydhabo Odayaasha iyo duubabka dhaqanka Koonfur Galbeed ayaa ku ammaanay kaalinta ay ka gaysanayaan taabbo gelinta hawlaha nabadeynta iyo dib u heshiisiinta bulshada degaannadaasi. Madaxweynaha,ayaa dul istaagay sida shacabka ay ugu dhego nugul yihiin duubabkooda dhaqanka, taasoo
BAYDHABO (SRTVLIVE) 16/01/2019 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo wefdi uu hogaaminayo ayaa goor dhawayd gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Wefdiga Madaxweynaha oo ay qeyb ka yihiin,Wasiiro,Xildhibaano iyo mas’uuliyiin kale ayaa markii ay gaareen magaalada Baydhabo waxaa garoonka Diyaaradaha ee magaaladaasi kusoo dhaweeyay madaxweynaha Koonfur Galbeed ,gudoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed iyo
Nairobi (SRTVLIVE) 16/01/2019 Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta oo saaka la hadlay shacabkiisa ayaa sheegay in lasoo afjaray hawlgalkii shalay gelinkii danbe bilowday kadib markii koox hubeysan oo ka tirsan Al Shabaab ay gudaha u galeen Hotelka DusitD2 oo kamid kuwa ugu waaweyn ee magaalada Nairobi ku yaal. Khasaaraha ayaa illaa iyo hada la sheegayaa in